Dowlada Imaaraadka oo xanibaad ku soo rogtay 13 dal oo ay ku jirto Soomaaliya

Dawlada Imaaraatka Carabta ayaa dalkeeda ka mamnuuccday inay tagaan dadka kasoo jeeda 13 wadan oo ay Soomaaliya ku jirto. Qoraal kasoo baxay dawlada Imaaraatka oo ay heshay wakaaladda Wararka Reuters ayaa lagu sheegay in dawladu ay dalka ku-galka ka joojisay dadka kasoo jeeda ama wata baasaboorada 13 dal oo dalalka Muslimiinta u badan. Liiska dalalkaas … Continue reading Dowlada Imaaraadka oo xanibaad ku soo rogtay 13 dal oo ay ku jirto Soomaaliya